|

WAXAAN IDIN
QABAN DOONAA ADEEGYADAN
-Dhaqaatiir
Khibrad durugsan leh.
-Balanta Visitada oo lagu Cayimo.
-Hooygii aad ku sugnaan laheed.
-Garoonka ama Maxadada oo lagaa soo wado laguna keeno hoyga.
-Turjubaano laa caawiya Luqadda.
-Visaha oo laguu Dalbo,
-iyo Howlaha Kale ee Bukaanka. |