HomeServiceContact Us
Home
Soomaali
Deutsch
English

Kusoo dhowaada xarunta caafimadka ee Danyar Daryeel Medical Service

Xarunta caafimaadka danyar daryeel service waxay ku taalaa magaaladaFrankfurt / Germany.

Xaruntan waxay idiin ballan qaadaysaa, - haddii aad tahay Bukaan ama aad xanuunsan tahay iyo haddii ay Bukaan kula xiriiraan,- inay kaa taageereyso sidii aad caafimaad

buuxa u heli lahayd. Insha Allaah.

Magalaada Franfurt oo ay xaruntu ku taalo waa magaalo bartamaha Jarmalka ku taala oo ah magaalo Ganacsi Business Center Airport ka magaalada Frankfurt wuxuu kamid yahay Airporada yada adduunka ugu mashquulsan meel walba oo aad caalamka ka joogtidna toos baad uga imaan kartaa waxaa maalintii Airport ka Franfurt kasoo degea ama kaduula ilaa 1400 Flights / day.

Wixii akhbaar ah ama fariin ah noogu soo dir cinwaanka ah:

Email: This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

?

 
2010 Danyar Daryeel Medical Service, allrights reserved